Daafaca kooxda Real iyo xulka Spain ee Ramos ayaa markale kaso muuqday safka ugu fiican Aduunka sanadan 2018.
Sergio Ramos ayaa markan ka qayb noqday shaxda ugu fiican adduunka isaga oo rikoodh taariikhi ah dhigay kadib markii uu noqday daafaca uga badan ee ka soo muuqday shaxda ugu fiican adduunka ee FIFA.
Xidigan ayaa shaxda ugu fiican adduunka ka soo muuqday markii 9-aaaad oo xiriir isaga oo aan shaxda ka maqnaan tan ilaa 2008 kadib markii uu xulka Spain ku guulaystay koobkii Yurub.
Xiddigan khabiirka ah ayaa tan ilaa haatan si joogto ah uga soo muuqda hogaamiyena ka noqday daafaca shaxda ugu fiican adduunka ee ay sanadlaha u soo saarto FIFA.
Ramos ayaa kooxdiisa kula guulaystay tartanka champions League 3-dii sano ee ugu dambaysay taas oo ka caawisay in uu si hagar la,aan ah uga soo muuqdo shaxda.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa bogaadiyay tallaabooyinka Amni, Dib u dhis…
Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Kenya ayaa laga soo xigtay in Xukuumadda Nairobi ay kordhinayso Ciidamada ammaanka…
Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…
Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…