Tababaraha Arsenal UNai Emery ayaa sheegtay in horyaalka Ingriska uu ka duwan yahay horyaalada kale ee yurub.
Unai Emry oo dhawaan qabtay shaqada Arsenal ayaa ka hadlay waxa uu kaga duwanyahay horyaalada kale ee yurub.
“Waa arrin adag inaad ka shaqeyso halkan, waxaa ka dhisan kooxo waa weyn, sido kale waxaa ka ciyaara xidigo cajiib ah ayuu yiri Emry.
“Waxaa jira ciyaartoy aad u wanaagsan, waxaan qabaa ciyaartoyda ugu fiican iyo kooxaha ugu fiican adduunka iney joogaan halkan.”
“Ciyaartoyda waxa ay soo bandhigeen tan iyo markii ugu horeysay ee xilli ciyaareedka ay isku dayayaan inay maalin walba isku dayaan inay sameeyaan ugu fiican” ayuu hadalkiisa raaciyay Tababaraha.
“Waxaan qabaa inaan horumarineyno qaab ciyaareedkeena maalin kasta waana ku faraxsanahay ka shaqeybta halkaan ayuu hadalkiisa kuso koobay Emry.
Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…
Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…