Safiirro ka kala socda Dalal kala duwan oo ka ambabaxay Magaalada Muqdisho ayaa gaaray Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool si ay uga qaybgalaan Caleemosaarka Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya.
Safiirrada ku sugan Laascaanood waxaa kamid ah, Danjiraha Jamhuuriyadda ee Soomaaliya, Safiirka Turkiga, Safiirka Sacuudi Carabiya, Kan Suudaan iyo kuwo kale, waxaa la filayaa in danjireyaal kale ay isla maanta tagaan Magaaladaas.
Dhinaca kale, Soomaali kale oo qaarkood ka tagtay Kenya ayaa tagtay Magaalada Laascaanood kuwaas oo qayb ka noqonaya munaasabadda Caleemosaarka ee hoggaanka sare Maamulka Waqooyi Bari oo ku biiray Dowlad-Goboleedyada hoostaga Dowladda Federaalka.
La soco wixii kasoo kordha
Mustaqbal
Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…
Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…
Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…
Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…
Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…