Kooxda Roma ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhawaaqday saxiixa ciyaaryahanka Tottenham Hotspur Victor Wanyama.
Kooxda Talyaaniga ayaa ka mid ah kooxaha aad ugu jira suuqa waxeyna ka baadi goobayaan badalada xidigaha Alisson iyo Radja Nainggolan oo kukala biiray Inter iyo Liverpool iyadoona kuso fashilmay saxiixa N’Zonzi.
Wayama ayaa xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay wuxuu ahaa xidig inta badan kaso gala keydka ka dib markii uu ka soo laabtay dhaawac jilibka ah, laakiin 27 jirkaan ayaa ciyaari kara kulankasto oo ka mid ah kulamada soo socda.
Wanyama wali wuxuu heystaa seddex sano oo qandaraaskiisa uu kula jiro kooxda ka dhisan waqooyiga London.
Ra’iisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ayaa markii ugu horeysay qiray in ay hoos u dhacday…
Maamulka Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya ayaa maanta Garoonka Cigaal ee Hargeysa ka hor istaagay in…
Golaha Wasiirrada Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa manta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo looga hadlay arrimaha…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Warbixin ka dhageystay Saraakiisha Ciidamada Mareykanka ee…
Taliyaha Guud ee Ciidamada Difaaca Uganda, Jeneraal Muhoozi Kainerugaba, ayaa ku baaqay in Ciidamada Howlgalka…
Wakaaladda Deegaanka ee dalka Ingiriiska ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday abaar ka jirta qeybo…