Ra’isalwasaare Kheyre oo wasiirka Ciyaaraha amray in ay la wareegto Stadium Muqdisho

Ra’isalwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amray Wasiiradda Dhallinyarda iyo Ciyaaraha Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye in ay dedejiso qorsha ay Ciidanka AMISOM uga guurayaan Garoonka Ciyaaraha ee Muqdisho.

Mr Kheyre waxaa uu sheegay in AMISOM marka ay ka baxdo Garoonka dib u dhis lagu sameynayo lana wareegeyso Wasaaradda dhallinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya.

Ra’isalwasaare Kheyre ayaa xusay in Wasiiradda uu amray in sida ugu dhaqsiyaha badan u guda gasho howsha la wareegidda Garoonka Stadium Muqdisho oo ay 11kii Sano ee la soo dhaafay ay isu dhaafeen Ciidamadii Itoobiya ee 2006dii soo galay dalka iyo Ciidanka AMISOM.

 

Mustaqbal media

Recent Posts

Tahriibayaasha ku dhintay Ceuta oo sii kordhay

Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…

13 hours ago

Fannaan Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday Maraykanka

Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…

17 hours ago

Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu gacansiinayo la wareegista mas’uuliyadda Amniga Soomaaliya

Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…

17 hours ago

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS oo berri furmaya

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…

18 hours ago

Soomaaliya oo ka qayb qaadanaysa xasiloonida Badda Cas, Baabul-Mandab & Gacanka Cadmeed

Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…

19 hours ago

Maraykanka oo beeniyay in wadahadallo ka dhacay Masar looga hadlay arrinta Itoobiya

Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…

19 hours ago