Categories: DIBADDA/Wararka

Ra’iisul wasaarahii dalka Mali oo iscasilay ka dib xasuuq ka dhacay dalkaasi.

Wararka ka imaanaya dalka Mali ayaa sheegaya in uu iscasilay ra’iisul wasaarihii dalka Mali Soumeylou Boubeye Maiga .

Tallaabadan ayaa timid kaddib markii toddobaadyo ka hor ilaa 160 qof oo ka soo jeedo qowmiyadda Fulani la dilay dalkaas, waxaana  falkaasi lagu tilmaamay Xasuuq.

Madaxweynaha Mali ,Ibrahim Boubacar Keita ayaa aqbalay iscasilaadda Soumeylou in kastoo uusan faahfaahin sababta uu xafiiska u banneeynay.

Bayaan ka soo baxay Madaxtooyada Mali looga arimiyo ayaa lagu sheegay in goor dhow ra’iisul wasaare cusub la soo magacaabi doono halka sido kale la soo dhisayo xukuumad cusub kaddib marka la sameeyo wadatashiyo siyaasadeed.

MM Staff

Recent Posts

Dagaalka u dhaxeeya Ciidanka Federaalka Itoobiya & kuwa TPLF oo sii xooggaystay

Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…

44 mins ago

Maxaa baddelay go’aankii Trump uu ku shaaciyay in uu duullaan ku qaadayo Iiraan?

Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…

51 mins ago

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo maanta ku wajahan Magaalada Magaalada Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…

1 hour ago

Turkiga iyo Ciraaq oo kala saxiixday heshiis cusub oo ku saabsan Dhuumaha Saliidda

Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…

13 hours ago

Xisbiga Awoodda Shacabka oo isaga baxay Midowga Haybad Qaran

Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…

15 hours ago

Ciidanka Federaalka Itoobiya iyo kuwa TPLF oo ku Dagaallamaya Galbeedka Tigray

Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…

15 hours ago