GUDAHA/wararka

Rabshadaha ka socda Minnesota oo sii kordhay & Trump oo Militari adeejinaya

Rabshadaha ka socda Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa sii kordhay, Ciidanka Socdaalka ee ICE lagu magacaabo ayaa xakamayn waayay dibadbaxyada ay sababtooda leeyihiin maadaama ay toogteen dad ka kacdoomay.

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa sheegay in uu amarsiinayo Ciidamo Militari ah oo awood dheeraad ah u adeegsada Dadkaas dibadbaxaya ee sii xooggaysanaya marba marka mark aka dambeysa sababo la xiriira rabshadaha sii kordhaya.

Donald Trump ayaa sheegay in uu qaadayo tallaabo ka dhan ah Dadka uu shaaciyay in ay abuurayaan Rabshadaha, waxaana uu lama taabtaan ka dhigay dhaqangelinta tarxiilka Dadka ay raadinayaan Ciidamada Socdaalka ee ICE.

Guddoomiyaha Gobolka Minnesota ayaa si aan ka gambasho lahayn Madaxweyne Donald Trump ugu wargeliyay in uu ciidamada ICE ka saaro Gobolkaas, waxa uu tilmaamay in Bulshada iyo Maamulkuba ay isku aragti ka yihiin arrintaan.

La soco wixii kasoo kordha

Mustaqbal

MM Staff

Recent Posts

Tahriibayaasha ku dhintay Ceuta oo sii kordhay

Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…

35 mins ago

Fannaan Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday Maraykanka

Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…

4 hours ago

Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu gacansiinayo la wareegista mas’uuliyadda Amniga Soomaaliya

Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…

5 hours ago

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS oo berri furmaya

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…

6 hours ago

Soomaaliya oo ka qayb qaadanaysa xasiloonida Badda Cas, Baabul-Mandab & Gacanka Cadmeed

Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…

6 hours ago

Maraykanka oo beeniyay in wadahadallo ka dhacay Masar looga hadlay arrinta Itoobiya

Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…

6 hours ago