Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Paulo Dybala oo ka hadlay mustaqbalkiisa Juventus, Muxuu yiri?

Xidiga kooxda Juventus iyo xulka Argentina Paulo Dybala ayaa si cad ugu hadlay mustaqbalkiisa ciyaareed ee Kooxda Juventus.

Waxaa jira warar joogto ah ee ku aadan in laacibka reer Argantina iyo kooxda Juventus ee Paulo Dybala uu kusii jeedo horyaalka Bundesliga gaar ahaan kooxda Bayern Munich.

Laakiin 25 jirka reer Argantina oo ka jawaab celiyay wararka xanta ah ee lala xiriirinayay kooxda Bayern Munich ayaa wuxuu yiri: “Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan u ciyaaro Juventus”.

“Waxaan heysanaa bar-tilmaameedyo waa weyn, taasina waa waxa aan diirada saarayo, suuqa kala iibsiga wax dhibaato ah kuma qabo aniga ahaan inaan u sii ciyaaro kooxdeyda Juventus” ayuu yiri Dybala.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Kenya oo kordhinaysa Ciidamada ka jooga deegaannada xiga Soomaaliya

Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Kenya ayaa laga soo xigtay in Xukuumadda Nairobi ay kordhinayso Ciidamada ammaanka…

13 hours ago

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada

Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…

15 hours ago

Maxay tahay farriinta uu bulshada u diray RW ku xigeen Jibriil oo celiyay Baasaboorka Kenya?

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…

18 hours ago

Degmada Shangaani oo dib looga howlgelinayo Biyo Mareennadii ay lahayd

Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…

20 hours ago

Natiijada Doorashadii isku sidkanayd ee Galmudug oo maanta la shaacinayo

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…

21 hours ago

RW Xamsa oo Laascaanood kula kulmay qaar kamid ah Bulshada Magaaladaas

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…

22 hours ago