Categories: Bulashada

Nin dil iyo Kufsi geystey oo lagu xukumey 25 sanno oo Xabsi ah.

Ninkaan oo u dhashey dalka Ruushka ayaa lagu xukumay 25 sano oo xarig ah ka dib markii uu kufsaday sidoo kalana uu dil u geystay gabar yar oo Iskuuley ah.

Alexander Altapow oo 30 sano jir ah ayaa dilay Vigtorea Povesma, waxaana goob joog ka ahaa markii uu dilku dhacaayey dilaaga Saaxiibkiis oo ka caawinaayey dilka gabadha yar.

Dilaaga ayaa Bireeyey/Qalay Vigtorea Povesma oo ah gabar yar oo iskuul dhiganeysay ka dibna hilbaheeda ayuu ku riday baco si aan loo arag waxa uuna ku tuuray wadooyinka magaalada,dilaaga ayaa horey u geystay faldambiyeedya la xariira kufsiga gabadha yar ka dibna dilay.

Waalid gabadha yar ayaa booliska laxariiray markii ay waayeen gabadhooda oo guriga u soo laaban weysay kahor inta aan jirkeeda oo baco ku jira midba meel laga helin.

Vigtorea oo ah gabadha ladilay ayaa da’ahaan jirtay 14 sano sida ay sheegeen waalidkeed oo Iskuulka u dirsaday garbadha yar,waxaana hada xaalad adag wajahaya dilaaga iyo saaxiibkiis.

Alexander Altapor ayaa gabadha dilay kadib markii ay isku dayday in ay booliska laxariirto kuna wargaliso xaalada heysa.

Mustaqbal media

Recent Posts

Degmada Shangaani oo dib looga howlgelinayo Biyo Mareennadii ay lahayd

Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…

2 hours ago

Natiijada Doorashadii isku sidkanayd ee Galmudug oo maanta la shaacinayo

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…

2 hours ago

RW Xamsa oo Laascaanood kula kulmay qaar kamid ah Bulshada Magaaladaas

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…

4 hours ago

Trump oo shaaciyay Dalal uu sheegay in ay ka codsadeen joojinta dagaalka ka dhanka ah Iiraan

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…

4 hours ago

Guddoomiyaha KMG oo magacowday Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Ku simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ahna Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha,…

18 hours ago

Trump oo sheegay inuu joojiyay weerar uu ku qaadi lahaa Iiraan

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhowaaqay inuu dib u dhigay weerar ay ciidamada dalkaasi…

18 hours ago