Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Mourinho:”Marnaba ma iibin doonno Alexis Sanchez“

Tababaraha kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa ka hadlay wararka sheegaya in Alexis Sanchez uu ka tagayo kooxdiisa suuqa Janaayo.

Alexis Sanchez ayaa sanad ka hor kuso biiray Manchester United markaas oo uu kasoo dhaqaaqay Arsenal, laakiin wuxuu ku dhibtoonayaa inuu boos joogto ah ka helo kooxda macalin Mourinho..

Waxaa soo baxay warar sheegaya in laacibku uu qorshaynayo inuu ka tago Man United bisha Janaayo, balse tababare Mourinho ayaa ka hadlay arintaasi wuxuuna yiri”.

“Ma u malaynayo inuu baxayo Waayo marnaba iima sheegin inuu doonayo inuu baxo, ama inuusan ku faraxsanayn la joogitaankeena”.

“Waa uu soo wanaagsanaanayaa qaab ciyaareedkiisa si lamid ah kooxda inteeda kale, marka uu ciyaarayo wuxuu na siinayaa shaqsiyadiisa iyo xifradiisa ciyaareed, wuxuu isku dayaa inuu la qabsado qaab ciyaareed keena”.

“Waxaan rumaysanahay in qof walba uu sameeyo wixii u wanaagsan” ayuu yiri Tababare Jose oo ka hadlayay Mustaqbalka Sanches.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Degmada Shangaani oo dib looga howlgelinayo Biyo Mareennadii ay lahayd

Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…

2 hours ago

Natiijada Doorashadii isku sidkanayd ee Galmudug oo maanta la shaacinayo

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…

3 hours ago

RW Xamsa oo Laascaanood kula kulmay qaar kamid ah Bulshada Magaaladaas

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…

4 hours ago

Trump oo shaaciyay Dalal uu sheegay in ay ka codsadeen joojinta dagaalka ka dhanka ah Iiraan

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…

4 hours ago

Guddoomiyaha KMG oo magacowday Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Ku simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ahna Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha,…

18 hours ago

Trump oo sheegay inuu joojiyay weerar uu ku qaadi lahaa Iiraan

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhowaaqay inuu dib u dhigay weerar ay ciidamada dalkaasi…

19 hours ago