Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyay in muddo 5 cisho oo dheeraad ah lagu daray Doorashada Dowlad Goboleedka Galmudug oo lagu waday in ay dhacdo 25ka bishaan.
Guddigu waxa uu shaaciyay in 30ka bishaan ay qabsoomi doonto Doorashada kaddib markii codsiyo uga yimid ururrada Siyaasadda sida hadalka loo dhigay.
Waxaa socda ololaha ururrada diiwaangashan ee raadinaya kuraasta lagu tartamayo ay ka wadaan deegaannada Maamulka Galmuduh.
Mustaqbal
Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…
Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…
Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…
Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…
Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…