Dowladda Mareykanka ayaa war ka soo saartay duqeyn ay ka geysteen degaanka Tooratoorow ee Gobolka Shabeekkaha hoose.
Weerarkan oo dhacay shantii Bishan ayey dowladda Mareykanka ku sheegtay in ay ku dishay xubin ka mid ah AL-shabaab.
Waxaa kale oo qoraalka Mareykanka lagu sheegay in weerarkaas uuusan geysan wax khasaare dad rayid ah.
Dowladda Mareykanka ayaa intaas ku dartay in weerarkan ay fulisay iyada oo kaashaneysa dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.
Warka ka soo baxay Taliska Marekanka ee Afrika ayaa lagu sheegay in weerarradan ay qeyb ka yihiin hanaanka wareejinta amniga Soomaaliya oo dowladda Federaalka ah loogu gacan gelinayo.
Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…
Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…
Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka ayaa ka…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daahfuraya kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka waxaana…
Dowladda Spain ayaa sheegtay in ay ku guullaystay dib u celinta Dadkii sida lama filaanka…