GUDAHA/wararka

Mareykanka oo ka hadlay duqeyn uu ka geystay koofurta Somaliya

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in laba xubnood oo ka mid ah dhaq dhaqaaqa Al-shabaab ku dileen duqeyn shalay ka dhacday Gobolka Jubada hoose.

Warbixinta ka soo baxday dalka Mareykanka ayaa lagu sheegay in Mareykanka uu weerarkaas ka fuliyay waqooyiga galbeed ee Magaalada Kismaayo kaddib markii Al-shabaab ay weerareen Ciidamada dowladda Soomaaliya ka tirsan oo halkaas ku sugnaa.

Waxaa qoraalka Mareykanka ka soo baxay lagu sheegay in dad rayid ah aysan ku dhiman weerarka dhinaca cirka ah ee uu Mareykanku geystay.

Mareykanka ayaa sheegaa in uu dowladda Soomaaliya ka caawiyo dagaalka ka dhanka ah AL-shabaab.

Waxaa uu tababaraa Ciidamada gaarka ah ee loo yaqaanno DANAB, kuwaas oo tiradooda la gaarsiinayo ilaa saddex kun oo Askari.

Isha:thehill.com

News Editor

Recent Posts

Turkiga iyo Ciraaq oo kala saxiixday heshiis cusub oo ku saabsan Dhuumaha Saliidda

Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…

11 hours ago

Xisbiga Awoodda Shacabka oo isaga baxay Midowga Haybad Qaran

Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…

13 hours ago

Ciidanka Federaalka Itoobiya iyo kuwa TPLF oo ku Dagaallamaya Galbeedka Tigray

Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…

14 hours ago

Nuxurka Khudbadda MW Xasan Sheekh ee furitaanka Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka ayaa ka…

18 hours ago

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furaya Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daahfuraya kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka waxaana…

21 hours ago

Spain oo sheegtay in ay ku guullaysatay dib u celinta Tahriibayaashii xoogga ku galay Ceuta

Dowladda Spain ayaa sheegtay in ay ku guullaystay dib u celinta Dadkii sida lama filaanka…

21 hours ago