Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Manchester City oo wadahadalo heshiis kor dhin ah la bilawday Leroy Sane.

Kooxda Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay go’aansatay inay isku daydo inay qandaraaska u kordhiso xiddiga garabka ka ciyaara Leroy Sane.

Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Jarmalka ayaa soo jiitay indhaha Tababare Pep  tan iyo markii uu ka soo dhaqaaqay Schalke 04 2016, isagoo 16 gool dhaliyay 65 kulan oo uu saftay Premier League.

Sani ayaa ka mid ah xidigaha aadka looga doonayo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda waxaana uu xiligan wadahadalo heshiis kor dhin ah kula jiraa kooxdiisa City.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

DFS oo Gobolka Galgaduud ku tababaraysa Ciidamo cusub

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa tababaraysa Ciidamo cusub oo lagu biirinaya Kuwa Xoogga Dalka kuwaas oo…

52 mins ago

Waa Sidee Xaaladda Magaalada Baladweyne?

Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaa ka taagan xiisad u dhaxaysa Hoggaamiye ku xigeenka…

2 hours ago

Maamulka KGS oo mamnuucay in Rasaas laga dhex rido Qoryooley

Taliayha Ciidanka Darawiishta Qeybta Gobolka Shabellaha Hoose, Gaashaanle Cabdiweli Maxamed Xaaji Ibraahim ayaa askarta ku…

19 hours ago

Garyaqaabka guud ee Dowladda oo Maxkamadda sare ku eedeeyay in ay la safatay dhinaca diidan wax ka baddelka Dastuurka

Garsoorka Maxkamadda Sare ee dalka ayaa lagu eedeeyay in ay ka horyimaadeen danaha Qaranka, isla…

20 hours ago

Suudaan iyo Itoobiya oo markale xiisaddooda sii xumaatay

Dalalka deriska ah ee Suudaan iyo Itoobiya ayaa xiisadda ka dhex jirta cirka sii gashay…

22 hours ago

Madaxweynaha Israa’iil oo axadda ku dhawaaqaya cidda noqonaysan Ra’iisul Wasaaraha Maamulkaas

Madaxweynaha Israa'iil, Isaac Herzog ayaa 8da bishaan oo Axadda ah ku dhawaaqaya Ra'iisul Wasaaraha soo…

23 hours ago