Tababaraha kooxda Arsenal ee Unai Emery ayaa go’aan ka gaaray mustaqbalka Ramsey ka hor kulanka cwa.
Qandaraaska 27 jirkaan reer Wales ayaa dhacaya dhamaadka xiliciyaareed kaan, waxaana fashilmay wadahadaladii uu ku saxiixi lahaa heshiiska cusub.
Sida ay baahisay Telegraph, Unai Emery ayaa go’aamiyay in aan heshiis cusub laga saxiixin Aaron Ramsey xiliciyaareed kaan,
Unai Emery ayaa doonaya inuu mushaar yar ku soo xerogaliyo xiddig ka da’yar Aaron Ramsey kaas oo kooxda ka qaata lacag dhan 200 kun oo Ginni isbuucii.
Tilaabada uu qaaday tababare Emery ayaa ka dhigan in Aaron Ramsey uu si bilaash ah uga tagi doono Arsenal dhamaadka xiliciyaareed kaan haddii aan la iibin suuqa Janaayo.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa tababaraysa Ciidamo cusub oo lagu biirinaya Kuwa Xoogga Dalka kuwaas oo…
Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaa ka taagan xiisad u dhaxaysa Hoggaamiye ku xigeenka…
Taliayha Ciidanka Darawiishta Qeybta Gobolka Shabellaha Hoose, Gaashaanle Cabdiweli Maxamed Xaaji Ibraahim ayaa askarta ku…
Garsoorka Maxkamadda Sare ee dalka ayaa lagu eedeeyay in ay ka horyimaadeen danaha Qaranka, isla…
Dalalka deriska ah ee Suudaan iyo Itoobiya ayaa xiisadda ka dhex jirta cirka sii gashay…
Madaxweynaha Israa'iil, Isaac Herzog ayaa 8da bishaan oo Axadda ah ku dhawaaqaya Ra'iisul Wasaaraha soo…