Taliayha Ciidanka Darawiishta Qeybta Gobolka Shabellaha Hoose, Gaashaanle Cabdiweli Maxamed Xaaji Ibraahim ayaa askarta ku sugan Qoryooley uga digay in ay rasaas ka dhex ridaan Magaaladaas.
Gaashaanle Cabdiweli oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Darawiishta Degmada Qoryooley, Cali Maxamed (Cali Waal ) Ayaa Kormeer kasamayeen Gudaha Degmadaas si ay u qiimeeyaan nabadgalyada halkaas ka jirta.
Saraakiisha Ciidamada Ammaanka ayaa la faray in ay gacanta kusoo dhigaan Askarta rasaasta u ridda bilaa amarka iyada oo taasi qalqal ku beeraysa Dadka deegaanka si maxkamad loo soo taago waa sida hadalka loo dhigay.
Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelaha Hoose ee Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed waxaa ka socda howlgallo lagu sugayo amniga Degmadaas iyo deegaannada hoostaga iyada oo ay socdaan howlgallada nabadgalyada lagu xoojinayo.
Mustaqbal
Garsoorka Maxkamadda Sare ee dalka ayaa lagu eedeeyay in ay ka horyimaadeen danaha Qaranka, isla…
Dalalka deriska ah ee Suudaan iyo Itoobiya ayaa xiisadda ka dhex jirta cirka sii gashay…
Madaxweynaha Israa'iil, Isaac Herzog ayaa 8da bishaan oo Axadda ah ku dhawaaqaya Ra'iisul Wasaaraha soo…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Khilaafaadka Siyaasadeed ee ka dhex…
Ka dib xilka qaadistii MW Xasan Sheekh ee Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Baashe Yuusuf ayaa ka…
Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa Sacuudi Carabiya ka dalbatay lacag dhan 51 bilyan oo dollar, iyagoo…