Ka dib xilka qaadistii MW Xasan Sheekh ee Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Baashe Yuusuf ayaa ka horyimid go’aanka Madaxweynaha isagoo xusay inuusan sharci ku saleysneen.
Sidoo kale, Baashe ayaa sheegay inuu hadda gacanta ku hayay dacwad la xiriirtay hirgalinta Dastuurka oo ay u soo gudbiyeen Mucaaradka.
Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka
Mustaqbal
Taliayha Ciidanka Darawiishta Qeybta Gobolka Shabellaha Hoose, Gaashaanle Cabdiweli Maxamed Xaaji Ibraahim ayaa askarta ku…
Garsoorka Maxkamadda Sare ee dalka ayaa lagu eedeeyay in ay ka horyimaadeen danaha Qaranka, isla…
Dalalka deriska ah ee Suudaan iyo Itoobiya ayaa xiisadda ka dhex jirta cirka sii gashay…
Madaxweynaha Israa'iil, Isaac Herzog ayaa 8da bishaan oo Axadda ah ku dhawaaqaya Ra'iisul Wasaaraha soo…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Khilaafaadka Siyaasadeed ee ka dhex…
Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa Sacuudi Carabiya ka dalbatay lacag dhan 51 bilyan oo dollar, iyagoo…