Dalalka deriska ah ee Suudaan iyo Itoobiya ayaa xiisadda ka dhex jirta cirka sii gashay iyada oo Khartum ay ceyrisay xubno ka socda dhiggeeda Addis Ababa si ay u qaaddo tallaabooyin ka dhan ah dalkaas.
Itoobiya ayaa qaadday tallaab lamid tan Suudaan iyada oo albaabada bixitaanka u furtay muwaadiniin u dhashay Jamhuuriyadda Suudaan si ay jawaab ugu noqoto qaraarka ka dhanka ah Muwaadiniintooda.
Xukuumadda Addis Ababa ayaa lagu eedeeyay in ay gudaha u gashay Suudaan taasi oo ah Xadgudub ka dhan ah dalkooda, waxaana Itoobiya ay dhiggeeda Khartum ka urinaysaa inay la safan tahay Eretareeya iyo dalalka kasoo horjeeda siyaasad ahaan.
Mustaqbal
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qaybgalay munaasabadda dhaarinta Guddoomiyaha cusub…
Hoggaamiye ku xigeenka Maamulka HirShabeelle, Cabdifitaax Xasan Afrax ayaa sheegay in Dowladda Federaalka iyo Maamulkiisa…
Dowladda Ingiriiska ayaa Muwaadiniinteeda uga digtay in ay tagaan deegaannada dhaca Xadka Soomaaliya iyo Kenya…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa tababaraysa Ciidamo cusub oo lagu biirinaya Kuwa Xoogga Dalka kuwaas oo…
Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaa ka taagan xiisad u dhaxaysa Hoggaamiye ku xigeenka…
Taliayha Ciidanka Darawiishta Qeybta Gobolka Shabellaha Hoose, Gaashaanle Cabdiweli Maxamed Xaaji Ibraahim ayaa askarta ku…