GUDAHA/wararka

Ingiriiska oo Muwaadiniinta uga digay Xadka ay wadaagaan Soomaaliya & Kenya

Dowladda Ingiriiska ayaa Muwaadiniinteeda uga digtay in ay tagaan deegaannada dhaca Xadka Soomaaliya iyo Kenya si aysan khatar ugala kulmin rabshadaha halkaas ka jira iyo AS oo beegsan karta Dadkaas sida warka loo dhigay.

UK ayaa muwaadiniinteeda ku wargelisay in ay la socdaan fariimaha ay dirayso Saafaradda Ingiriiska ee Kenya oo marweliba la wadaagaysa xaaladaha halista ee taagan kuwoos oo waxyeello kasoo gaari karto sida bayaankaan lagu xusay.

Britain ayaa halis aan la daawan karin ku tilmaamtay rabshadaha ka dhacay Mooyaale iyo Gaarisa kuwaas oo galaaftay nolosha dad u badan Shacab sidaas awgeed loo diray fariintaan waa sida warbixinta lagu sheegay.

Safaaradaha Ingiriiska ee ku yaalla Dalalka rabshadaha ay ka dhacaan & kuwa u dhow waxa ay marweliba uga digtay dhibaatooyinka kasoo gaari kara si ay muwaadiniinta dhalashada dalkaas haysta uga fogaadaan halista soo gaari karta.

Mustaqbal

MM Editor

Recent Posts

DFS oo Gobolka Galgaduud ku tababaraysa Ciidamo cusub

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa tababaraysa Ciidamo cusub oo lagu biirinaya Kuwa Xoogga Dalka kuwaas oo…

2 hours ago

Waa Sidee Xaaladda Magaalada Baladweyne?

Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaa ka taagan xiisad u dhaxaysa Hoggaamiye ku xigeenka…

2 hours ago

Maamulka KGS oo mamnuucay in Rasaas laga dhex rido Qoryooley

Taliayha Ciidanka Darawiishta Qeybta Gobolka Shabellaha Hoose, Gaashaanle Cabdiweli Maxamed Xaaji Ibraahim ayaa askarta ku…

20 hours ago

Garyaqaabka guud ee Dowladda oo Maxkamadda sare ku eedeeyay in ay la safatay dhinaca diidan wax ka baddelka Dastuurka

Garsoorka Maxkamadda Sare ee dalka ayaa lagu eedeeyay in ay ka horyimaadeen danaha Qaranka, isla…

21 hours ago

Suudaan iyo Itoobiya oo markale xiisaddooda sii xumaatay

Dalalka deriska ah ee Suudaan iyo Itoobiya ayaa xiisadda ka dhex jirta cirka sii gashay…

23 hours ago

Madaxweynaha Israa’iil oo axadda ku dhawaaqaya cidda noqonaysan Ra’iisul Wasaaraha Maamulkaas

Madaxweynaha Israa'iil, Isaac Herzog ayaa 8da bishaan oo Axadda ah ku dhawaaqaya Ra'iisul Wasaaraha soo…

23 hours ago