Laacibka kooxda Napoli Lorenzo Insigne ayaa dalab xoogan ka helay kooxda Barcelona oo qorsheyneysa in ay ka dhigto badalka Suarez.
Barcelona ayaa bilowday inay daawato xiddigii goolka guusha ka dhaliyay Liverpool ee Lorenzo Insigne.
Wargeyska CalcioMercato ayaa daaha ka qaaday in Barcelona ay dib u soo cusboonaysiisay xiisaha ay u qabto Lorenzo Insigne kadib bandhigiisa wacan ee xiliciyaareed kaan.
Barcelona ayaa isku dayday saxiixa Lorenzo Insigne xaggaagii 2017, laakiin laacibka ayaa diiday inuu ka tago kooxdiisa waxaana lagu abaal mariyay heshiis cusub.
Kooxda tababare Valverde ayaa si dhaw ula socota Lorenzo Insigne xiliciyaareed kaan, waxayna u soo dirtay indho indheeyayaal ka tirsan iyaga kulankii uu goolka guusha ka dhaliyay Liverpool ee Chamoions League.
Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…
Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…
Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…
Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…
Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…
Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…