Cabdi Casiis Mxamed Xasan Laftagareen Madaxweynaha Cusub ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta shir gudoomiyey kulanka Golaha Wasiirata KGS,tan iyo markii lagu wareejiyey Xilka Madaxweynaha.
Shirka Golaha Wasiirada ayaa intiisa badan diirada lagu saaray qodobo ay ka midyihiin Amniga Guud ee deegaanada Koofur Galbeed,dibad baxyadii ka dhacey Baydhabo xiligii ololaha doorashadu ka socotay Baydhabo iyo Qubada kale.
Madaxweyne Laftagareen ayaa Golaha Wasiirada Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ku amaanay sida ay ula shaqeeyeen Madaxweynihii isaga ka horeeyey ee Shariif Xasan Shiiq Aadan.
Wasiirka Warfaafinta Koofur Galbeed Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo kulanka ka dib ladlay Warbaahinta ayaa faah Faahin waxyaabihii laga hadlay shirka Golaha wasiirada Koofur Galbeed Soomaaliya.
Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…
Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…