Dowladda Niger ayaa sheegtay in 15 Gabdhood laga afduubtay Magaalada Toumour Gobolka Diffa ee Dalka Niger oo sohdin la wadaaga Dalka Nigeria.
Guddoomiyaha Magaalada Toumour,Boukar Mani Orthe ayaa sheegay in Rag gaaraya 50 qof oo ay u maleynayaan Boko Xaraam in ay afduubteen 15 Gabdhood kaddib markii ay weerareen Dugsi jiif ah oo ay Gabdhaha wax ku baranayeen.
Khamiistii ayey Boko Xaraam dileen 8 ka mid ah Shaqaalaha Sharikad shidaalka iyo Ceelasha ka qodda Niger oo laga leeyahay France taas oo lagu magacaabo Foraco
Niger waxaa ay ka mid tahay Dalalka Nigeria kula midoobay dagaalka Boko Xaraam,waxaana ay ku wada jiraan dalalka kala ah Cameroon, Chad, Nigeria iyo Nigeria.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi u badan Wasiiro katirsan Xukuumaddiisa…
Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan gaar ahaan inta u dhaxaysa Maxaas iyo Teedaan ayaa kusoo…
Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…
Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…
Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…