Jubbaland oo ka hortimid amarkii wasaarada Waxbarasha Soomaaliya ee Imtixaanka.

Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa go,aan ka soo saartey Warqad horey uga soo baxdey Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Federaalaka Soomaaliya taas Ardeyda Dugsiyada Sare Waajib looga dhigeyay in ay galaan labo Imtixaan.

Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland ayaa ku baaqdey in dib loogu noqdo go,aanka maadaama aysan duruufta Ardeyga Soomaaliyeed aysan saamixi karin in uu galo Labo Imtixaan oo ay ka qaadaan Wasaarada Waxbarashada iyo Daladaha waxbarashada.

Wasaarada waxbarashada Jubbaland ayaa sheegtay in golaha wasiirada iyo Madaxweynaha Jubbaland ay kala tashatay sidaasna lagu amray in hal imtixaan laga qaado ardada Soomaaliyeed gaarahaan kuwa deegaanada Jubbaland.

MM Staff

Recent Posts

Kenya oo kordhinaysa Ciidamada ka jooga deegaannada xiga Soomaaliya

Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Kenya ayaa laga soo xigtay in Xukuumadda Nairobi ay kordhinayso Ciidamada ammaanka…

12 hours ago

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada

Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…

14 hours ago

Maxay tahay farriinta uu bulshada u diray RW ku xigeen Jibriil oo celiyay Baasaboorka Kenya?

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…

16 hours ago

Degmada Shangaani oo dib looga howlgelinayo Biyo Mareennadii ay lahayd

Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…

19 hours ago

Natiijada Doorashadii isku sidkanayd ee Galmudug oo maanta la shaacinayo

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…

19 hours ago

RW Xamsa oo Laascaanood kula kulmay qaar kamid ah Bulshada Magaaladaas

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…

21 hours ago