Kooxda Barcelona ayaa wali ku raad joogta saxiixa daafaca kooxda Ajax iyo xulka Holland Mathias De Ligt.
Barcelona ayaa dhawaan la wareegtay xidiga qadka dhexe ee kooxda Ajax Frank De jog kaa oo kooxda Barca kuso biirayo dhamaadka xili ciyaareedkan.
Kadib saxiixaas Barcelona ayaa wali rajo ka qabta in ay markale Ajax kaso qataan xidig kale kaa oo ah daafaca lagu magacaado De Ligt.
Wargeyska AS ayaa ku waramaya in Barcelona ay dalabkii ugu dambeyay uguna qaalisanaa ka gudbisay daafaca aadka looga doon doonayo suuqa ee De Ligt waxeyna ku dooneysa aduun dhan 60-m.
Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…
Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…