Dowladda Federaalka ah ee dalka Itoobiya ayaa sameysay Guddi iyo Xafiis qaabilsan hub ka dhigista Kooxaha Jabhadaha ahaa ee dhawaan dowladda heshiiska la galay.
Madaxa shaqaalaha Xafiiska Ra’isalwasaarah Dalka Itoobiya, Fitsum Arega ayaa sheegay in Mashruuca hub ka dhigista Kooxaha Mucaaridka ah madax looga dhigay Tesfaye Yegezu.
Mashuurcan Ururrada uu hubka dhigista ku sameynayo waxaa ka mid ah OLF, ONLF iyo GP7,kuwaas oo dhamaantood heshiis xabad joojin ah iyo wadahadalba la furay Dowladda Federaalka ah.
Markii la magacaabay Abiye Axmed waxaa uu kooxaha mucaaridka ah ugu baaqay wadahdal,waxaana qaarkood uu hoggaankooda kula kulmay Magaalada Asmara ee Caasimadda Dalka Eritrea.
Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…
Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…
Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…
Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…
Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…
Ra’iisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ayaa markii ugu horeysay qiray in ay hoos u dhacday…