Guddoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa sheegay in ay dhawaan qaban doonaan doorashada golaha deegaanka bisha June dhamaatkeeda.
Guddomiyaha ayaa sheegay in xisbiyadii isdiwaangeliyay horraabtii sannadkaan, isaga oo tilmaamay in sharciga cusub ee doorashooyiinka uu farayo in ay markale xisbiyada ay dib isku diwaangeliyaan.
Sidoo kale, Cabdikariin ayaa sheegay in ururda ay ka codsadeen in loo kordhiyo muddada oo lagu daro 21, maalmood, taas oo horay u ahayd muddada 31, Maarso.
“Dhawrkii maalmood waxaan wada hadal la sameynay ururadii hori isku diwaangeliyay iyo kuwii weli shaqadooda socoto, waxay naga codsadeen in 21, beri loogu daro muddadii ahayd 31, Maarso,” ayuu yiri, Guddoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan.
Dowladda Soomaaliya ayaa hori u sheegtay in ay dalka ka qaban doonto doorasho qof iyo cod ah, iyada dalka qeybo badan oo kamid ah dalka ka socdaan dagaallo ka dhan ah Al-shabaab.
Mustaqbal
Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Kenya ayaa laga soo xigtay in Xukuumadda Nairobi ay kordhinayso Ciidamada ammaanka…
Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…
Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…