Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 9-aad, ayaa hawlgal dagaal ah oo ka dhan ah Al-shabaab ka fuliyeen deegaanka Abagbeeday.
Deegaanka ayaa qiyaastii 20km dhanka bari kaga beegan magaalada Xuddur ee gobolka Bakool.
Sidoo kale, taliyaha Guutada 9-aad Gashaalle Dhexe Yoonis Aadan Xasan, ayaa sheegay in ciidamada hawlgalka fuliyeen ay Al-shabaab kala hub iyo saanad ciidan.
Howllgalladaan ay dowladda ka wadaan deegannada ku teedsan magaalada Xuddur ee gobolka Bakool, ayaa qayb ka ah hawlgallada ka dhanka ah Al-shabaab.
la soco waxii ka soo kordha…
Mustaqbal
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay u furan tahay…
Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş oo ka hadlay Shirweynaha 1aad ee Badaha Soomaaliya ayaa…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furaya shirweynaha 1aad Badaha Soomaaliya oo…
Magaalada Zawiya ee qiyaastii 45ta Kiilo-mitir dhinaca Galbeed uga beegan Caasimadda Liibiya ee Tripoli waxaa…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa bogaadiyay tallaabooyinka Amni, Dib u dhis…
Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Kenya ayaa laga soo xigtay in Xukuumadda Nairobi ay kordhinayso Ciidamada ammaanka…