Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Gary Cahill oo qorsheynaya inuu isaga tago kooxda Chelsea, Yuu ku biirayaa?

Kooxda West Ham United ayaa lagu soo waramayaa inay isku diyaarineyso inay bisha Janaayo u dhaqaaqdo  saxiixa daafaca dambeedka dhexe ee Chelsea Gary Cahill.

Daafaca kooxda Chelsea iyo xulka Englan ayaa doonaya inuu isaga hayaamo kooxda Chelsea marka uu furmo suuqa bisha janaayo.

Laacibkan ayaa dhawaan dalabyo kala duwan ka helay kooxo dhowr ah oo yurub ka dhisan si ay u helaan adeega laacib waxaana ka mid ah kooxda PSG.

Cahill oo 32 jir ah ayaa 285 kulan u saftay Chelsea tan iyo 2011kii oo uu kaga soo biiray kooxda Bolton Wanderers.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Fannaan Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday Maraykanka

Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…

2 hours ago

Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu gacansiinayo la wareegista mas’uuliyadda Amniga Soomaaliya

Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…

3 hours ago

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS oo berri furmaya

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…

4 hours ago

Soomaaliya oo ka qayb qaadanaysa xasiloonida Badda Cas, Baabul-Mandab & Gacanka Cadmeed

Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…

4 hours ago

Maraykanka oo beeniyay in wadahadallo ka dhacay Masar looga hadlay arrinta Itoobiya

Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…

5 hours ago

Netanyahu oo qiray in ay hoos u dhacday Saameynta ISL ay ku laheyd Mareykanka

Ra’iisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ayaa markii ugu horeysay qiray in ay hoos u dhacday…

22 hours ago