Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Galatasaray oo xiiseyneysa Danny Welbeck.

Weeraryahanka Arsenal Danny Welbeck ayaa lagu soo waramayaa inuu bartilmaameed u yahay kooxda reer turki ee Galatasaray.

27 jirkaan ayaa lala xiriirinayay inuu ka tagayo Emirates Stadium xagaagan, isagoo keliya u saftay 12 kulan oo Premier League ah xilli ciyaareedkii hore, laakiin tababaraha cusub ee kooxda Unai Emery ayaa shaaca ka qaaday in weeraryahanka uusan iib aheyn.

Si kastaba ha ahaatee, wargeyska Turkiga ee AMK ayaa ku waramaya in Gunners ay ku qanacsan tahay inay iibiso Welbeck si ay u xajiso  mushaarkooda, iyadoo Galatasaray ay xiiseyneyso inay sii xoojiso booskeeda Champions League.

Ciyaaryahanka heerka caalami ee xulka England ayaan ka mid aheyn safkii  kulankii ay guul darrada kala kulmeen  City ee ka dhacay garoonka Emirates Stadium.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Degmada Shangaani oo dib looga howlgelinayo Biyo Mareennadii ay lahayd

Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…

2 hours ago

Natiijada Doorashadii isku sidkanayd ee Galmudug oo maanta la shaacinayo

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…

3 hours ago

RW Xamsa oo Laascaanood kula kulmay qaar kamid ah Bulshada Magaaladaas

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…

4 hours ago

Trump oo shaaciyay Dalal uu sheegay in ay ka codsadeen joojinta dagaalka ka dhanka ah Iiraan

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…

4 hours ago

Guddoomiyaha KMG oo magacowday Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Ku simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ahna Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha,…

18 hours ago

Trump oo sheegay inuu joojiyay weerar uu ku qaadi lahaa Iiraan

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhowaaqay inuu dib u dhigay weerar ay ciidamada dalkaasi…

19 hours ago