Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

FA-ga England oo soo saaray sharciyo cusub ee loogu talagalay tababarayaasha kahor xili ciyaareedka cusub.

Xiriirka kubada cagta dalka England ee FA-ga ayaa ku dhawaaqday sharciyo cusub oo loogu talagalay tababarayaasha koobka FA Cup iyo Carabao ee xilli ciyaareedka soo  2018-2019.

Xili ciyaareedkan FA-ga England ayaa wuxuu ku dhawaaqay in macalimiinta ay la kulmi doonaan kaararka digniinta iyo roosaha tartamada FA Cup iyo Carabao, taasoo lagu doonayo inay soo afjaraan murankooda joogtada ah.

Waxaa sidoo kale ganaaxyada sharciyadan cusub loo isticmaali doonaa Koobka Second League, oo inta badan ay ku tartamaan kooxaha heerka kowaad iyo kuwa heerka labaad.

Ganaaxyada noocan oo kale ah ayaa laga yaabaa in lagu dabaqo horyaalka Premier League xilli ciyaareedka 2019-2020, hadii si guud loo soo dhaweeyo tijaabadan cusub iyo ganaaxyada ku xusan inta lagu jiro xili ciyaareedka cusub.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada

Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…

9 hours ago

Maxay tahay farriinta uu bulshada u diray RW ku xigeen Jibriil oo celiyay Baasaboorka Kenya?

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…

11 hours ago

Degmada Shangaani oo dib looga howlgelinayo Biyo Mareennadii ay lahayd

Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…

14 hours ago

Natiijada Doorashadii isku sidkanayd ee Galmudug oo maanta la shaacinayo

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…

14 hours ago

RW Xamsa oo Laascaanood kula kulmay qaar kamid ah Bulshada Magaaladaas

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…

15 hours ago

Trump oo shaaciyay Dalal uu sheegay in ay ka codsadeen joojinta dagaalka ka dhanka ah Iiraan

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…

15 hours ago