Arsenal ayaa heshiis cusub ku abaal marisay laacibkeeda u soo baxay sanadkaan ee Emile Smith Rowe.
18 jirkaan ayaa qaab ciyaareed fiican ku soo bandhigay kulamada isku diyaarinta xiliciyaareedka cusub ee Arsenal.
Gool cajiib ah ayuu ka dhaliyay Atletico Madrid khamiistii hore, sidoo kale wuxuu caawiyay mid kamid ah 5-tii gool ee Arsenal ay uga adkaatay kooxda PSG sabtigii.
Arsenal ayaa goor dhaw baahisay inay heshiis waqti dheer ah ka saxiixday Emile Smith Rowe kaas oo la filayo inuu boos ka helo safka hore ee kooxda xiliciyaareedka cusub.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi u badan Wasiiro katirsan Xukuumaddiisa…
Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan gaar ahaan inta u dhaxaysa Maxaas iyo Teedaan ayaa kusoo…
Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…
Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…
Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…