GUDAHA/wararka

Erdogan “Masar waxa ay ku biiri kartaa heshiiska Difaaca ee Turkiga, Sacuudiga & Pakistan”

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan oo la hadlay Teleefishinka Aljazeera ayaa sheegay in Dowladda Masar ay u furan yihiin Albaabada ku biirista Isbahaysiga ay samaysteen Dalkiisa, Sacuudiga iyo Pakistan ee dhinaca Difaaca la xiriira.

Erdogan ayaa sheegay in heshiiskaan uu yahay mid muhiim ah oo dunida fariin u diray, waxaana uu soo dhaweeyay haddii ay kusoo biirayso Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar oo kamid ah Dalalka awoodda muuqda ku dhex leh Bariga Dhexe.

Madaxweyne Erdogan waxa uu xusay in dalkiisa uu ka dhex muuqdo dalal badan oo Caalamka maadaama uu xubin ka yahay ururro kala duwan, waxaana uu rajeeyay in Dalalka Islaamka ay sidaas oo kale noqon doonnaan.

Mustaqbal

MM Staff

Recent Posts

Maamulka Aadan Madoobe oo dareemaya culays Amni

Maamulka Koofur Galbeed ee uu hoggaamiyo Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa dareemaya culays Amni…

9 mins ago

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo guullo ka sheegtay dagaal ka dhacay Baydhabo

War kasoo baxay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa lagu sheegay in dagaalka saakay waqti hore…

19 mins ago

MW Xasan Sheekh oo safar ku maraya deegaanno ka tirsan Galmudug ayaa gaarey magaalada Cadaado

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaarey magaalada Cadaado ee…

15 hours ago

Cristiano Ronaldo oo shaaciyay inuu isaga fadhiisanayo Ciyaaraha Koobka Adduunka

Cristiano Ronaldo oo shaaciyay inuu Qorsheynayo inuu Ciyaaraha ka Fariisto sanadka soo socda, isagoo taariikh…

17 hours ago

MW Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Militeriga Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tababar u soo xiray cutubyo ka…

18 hours ago

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo tababar usoo xiraya Ciidan lagu tababaray Galmudug

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu wadaa in uu tababar usoo…

23 hours ago