Cristiano Ronaldo oo shaaciyay inuu Qorsheynayo inuu Ciyaaraha ka Fariisto sanadka soo socda, isagoo taariikh ku leh Kubbadda Cagta adduunka iyo mid xulka qaranka Portugal.
Ronaldo oo hadda ah 41-jir, ayaa loo aqoonsan yahay mid ka mid ah ciyaartoyda ugu guulaha badan taariikhda kubbadda cagta.
Waxa uu koobab iyo guulo la soo qaybsaday kooxaha Manchester United, Real Madrid, Juventus, iyo kooxdiisa hadda ee Al-Nassr, tan iyo markii uu saftay kulankiisii ugu horreeyay ee xirfadeed ee kooxda Sporting sanadkii 2002.
In kasta oo uu shan jeer ku guuleystay abaalmarinta ciyaaryahanka adduunka ee Ballon d’Or, haddana Ronaldo ma uusan suurtagelin inuu ku guuleysto Koobka Adduunka, ka dib markii Portugal ay ka hartay tartankaasi.
Go’aankan Ronaldo ayaa soo afjaraya muddo ka badan labaatan sano oo uu hoggaaminayay fagaarayaasha kubbadda cagta adduunka.
Mustaqbal
Maamulka Koofur Galbeed ee uu hoggaamiyo Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa dareemaya culays Amni…
War kasoo baxay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa lagu sheegay in dagaalka saakay waqti hore…
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaarey magaalada Cadaado ee…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tababar u soo xiray cutubyo ka…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu wadaa in uu tababar usoo…
Dowladda Kenya ayaa kordhisay howlgallada ka dhanka ah ‘AS’ ee deegaannada dhaca dhinaca Xadka Soomaaliya…