GUDAHA/wararka

MW Xasan Sheekh oo safar ku maraya deegaanno ka tirsan Galmudug ayaa gaarey magaalada Cadaado

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaarey magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud.

War-saxaafadeed ka soo baxay Villa Somalia ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha uu safarka ku maray deegaannada Xananbuure iyo Godinlabe, isagoo ugu dambeyn gaarey degmada Cadaado.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay boqolaal shacabka Cadaado ah ayuu ku baaqay in la sii xoojiyo dagaalka AS iyo dib u heshiisiinta bulshada.

Sidoo kale, wuxuu Madaxweynaha Shacabka ku adkeeyay in ay garab istaagaan Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed.

Mustaqbal

 

 

MM Staff

Recent Posts

Cristiano Ronaldo oo shaaciyay inuu isaga fadhiisanayo Ciyaaraha Koobka Adduunka

Cristiano Ronaldo oo shaaciyay inuu Qorsheynayo inuu Ciyaaraha ka Fariisto sanadka soo socda, isagoo taariikh…

17 hours ago

MW Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Militeriga Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tababar u soo xiray cutubyo ka…

18 hours ago

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo tababar usoo xiraya Ciidan lagu tababaray Galmudug

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu wadaa in uu tababar usoo…

22 hours ago

Kenya oo howlgallo ka dhan ah ‘AS’ kawada Xadka ay la wadaagto Soomaaliya

Dowladda Kenya ayaa kordhisay howlgallada ka dhanka ah ‘AS’ ee deegaannada dhaca dhinaca Xadka Soomaaliya…

23 hours ago

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo ku wajahan Laascaanood

Wafdi ka socda ayaa ku wajahan magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi Bari si ay…

24 hours ago

Erdogan “Masar waxa ay ku biiri kartaa heshiiska Difaaca ee Turkiga, Sacuudiga & Pakistan”

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan oo la hadlay Teleefishinka Aljazeera ayaa sheegay in Dowladda Masar…

1 day ago