Ugu yaraan 14 qof ayaa la xaqiijiyay in ay dhinteen kaddib markii duufaan xooggan ay ku dhufatay Taiwan, waxaa ka dhalatay cabsi soo wajahday dadka ku nool deegaannada ku dhow dhulkaas duufaantu saamaysay sida ay sheegeen ilo kala deegaanka ah.
Kooxaha Taiwan u qaabilsan kahortagga dhibaatooyinka ka dhasha duufaannada iyo dhul-gariirka ayaa sheegay in gurmadkoodu uu hakad galay muddo kooban sabab la xiriirta xaaladda oo aad u adkayd sida ay ku warrameen.
Duufaantaan ayaa horay usoo martay Koofurta Dalka Shiinaha waxa ay saamayn taban ku reebtay Philippines, Hong Kong & meelo kale oo kamid ah dhul weynaha Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha waxaa lagu waayay in ka badan 120 qof.
La soco wixii kasoo kordha
Mustaqbal
Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…
Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…
Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka ayaa ka…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daahfuraya kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka waxaana…
Dowladda Spain ayaa sheegtay in ay ku guullaystay dib u celinta Dadkii sida lama filaanka…