Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay 10 boqolkiiba “tacriifada aasaasiga ah ee ugu yar” dhammaan alaabyada la soo dejiyo Mareykanka.
Madaxweyne Trump ayaa cashuurta cusub ku soo rogay dalalka dunidda oo dhan oo ay ku jiraan Shiinaha oo lagu kordhiyay canshuur 34% , Hindiya 26% iyo dalalka Midowga Yurub 20%.
Dhanka kale, cashuurta uu Trump uu soo rogay ayaa kicisay jawaab celin degdeg ah, iyada oo dowladda Shiinaha ay ka soo horjeesatay cashuurta uu Mareykanka soo saaray ayna sheegtay in ay qaadi doonaan tallaabooyin ka dhan ah Mareykanka, si loo ilaaliyo danaha Shiinaha.
Sidoo kale, madaxweynaha golaha Midowga Yurub, Ursula von der Leyen, ayaa sheegtay in Canshuuraha uu Mareykanka soo saaray ay dhabar jab xooggan ku yihiin dhaqaalaha adduunka ayna saameyn taban ku leh malaayiin adduunka ku nool.
Canshuurahaan ayaa dalalka ugu badan ee la kulmaya ayaa ah dalalka ku waqooyiga Ameerika iyo Aasiya.
Mustaqbal
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…
Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…
Ku simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ahna Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha,…