Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa magacaabay Agaasimaha Maaliyadda ee Madaxtooyada Puntland.
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Siciid Cabdullahi Deni ayaa agaasimaha Maaliyadda loogu magacaabay Cabdulqaadir Maxamed Maxamuud (Geeddi)
Geeddi waxaa uu ka tirsanaa Kooxdii Ololaha ee Siciid Cabdullahi Deni,waxaana loo magacaabay Agaasimaha Malaiyadda ee Madaxtooyada Puntland.
Siciid Deni ayaa waxaa uu dhawaan isbeddel ku sameeyay maamulkii Madaxtooyada isaga oo magacaabay Agaasimaha guud, Taliyaha iyo ku xigeenka ilaalada Madaxtooyada iyo xilal kale.
Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…
Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…
Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka ayaa ka…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daahfuraya kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka waxaana…
Dowladda Spain ayaa sheegtay in ay ku guullaystay dib u celinta Dadkii sida lama filaanka…