Daafaca reer Prazil David Luiz ayaa sheegay in uu heshiiska u kor dhin doono kooxdiisa Chelsea.
Qandaraaska David Luiz ee Chelsea ayaa dhacaya dhamaadka xiliciyaareed kaan, wuxuuna soo bandhigayaa qaab ciyaareed fiican tan iyo markii uu kooxda qabtay tababare Sarri.
Evening Standard ayaa sheegtay in maamulka Chelsea ay qorshaynayaan inay ka saxiixaan David Luiz hal sano oo dheeri ah taas oo ka dhigan inuu la sii joogi doono ilaa 2020.
Chelsea ayaa isku dayday inay iska iibiso David Luiz waqtigii tababare Antonio Conte maadaama ay aad isugu dheceen, wuxuuna ka soo muuqday Blues 2-dii sano ee uu joogay Conte kaliya 16-kulan.
Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…
Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…
Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…
Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…
Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…
Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…