Wararka naga soo gaaraya Degaanka Xeraale ee Gobolka Galguduud ayaa sheegaya in halkaasi uu saaka dib uga qarxay dagaal beeleed xalay billowday.
ILaa hadda lama xaqiijin khasaaraha ka dhashay dagaalka socda waxaana soo baxaya warar sheegaya in dhinacyada dagaallama ay isu adeegsanayaan hubka Culus.
Goobjoogayaal ku sugan degaanka Xeraale ee Gobolka Galguduud ayaa Idaacadda Mustaqbal u xaqiijiyay in dagaalka uu hadda socdo.
Waxaa ay wal wal ka muujiyeen sii socoshada dagaalkan u dhaxeeya labada malleeshiyo beeleed.
La soco wixii soo kordha.
Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…
Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…