Ciidamada ilaalinaya Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa kasoo ambabaxay Magaalada Kismaayo iyaga oo kusoo jeeda Magaalada Muqdisho maadaama uu uga qaybgalayo shirka Dowladda Federaalka & Mucaaradka.
Muqdisho waxaa ka socda diyaargarowga shirka u dhaxeeya Dowladda iyo Mucaaradka oo lagu ballansan yahay in uu gelinka dambe ee maanta ka furmo Caasimadda, waxaa miiska saaran dhowr qodob oo indhaha lagu wada hayo.
Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa dib ugu soo laabanaya wadahadallada Dowladda iyo xubnaha Mucaaradka kaddib markii uu kol hore isaga baxay shirarkii u dhaxeeyay labadaas dhinac.
La soco wixii kasoo kordha
Mustaqbal
Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…
Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…
Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…
Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…
Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…
Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…