Ciidanka Dowladda oo Muqdisho ku qabtay Nin Askari toogtay

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ku sugan Degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku dhigay Nin ay sheegeen in uu toogtay Askari ka mid ah Ciidamada Dowladda.

Askariga ayaa xilliga la tooganayay ku sugnaa Suuq Bacaad,waxaana ay xabadda uga dhacday madaxa halkaas oo dhaawac ahaan loogu qaaday isbitaallada.

C/Fitaax Axmed Cali oo ah Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Degmada Yaaqshiid, ayaa u sheegay Idaacadda Mustaqbal in Askariga dhaawac isaga oo ah loo qaaday Isbitaalka sidoo kalena Ninka wax toogtay uu isna dhaawacyahay.

C/Fitaax ayaa sheegay in Askariga la toogtay uu ka mid ahaa kuwa maamulka degaanka Garasbaaley ee Magaalada Muqdisho.

Mustaqbal media

Recent Posts

Tahriibayaasha ku dhintay Ceuta oo sii kordhay

Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…

9 hours ago

Fannaan Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday Maraykanka

Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…

12 hours ago

Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu gacansiinayo la wareegista mas’uuliyadda Amniga Soomaaliya

Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…

13 hours ago

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS oo berri furmaya

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…

14 hours ago

Soomaaliya oo ka qayb qaadanaysa xasiloonida Badda Cas, Baabul-Mandab & Gacanka Cadmeed

Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…

14 hours ago

Maraykanka oo beeniyay in wadahadallo ka dhacay Masar looga hadlay arrinta Itoobiya

Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…

15 hours ago