Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Chelsea oo heshiis cusub uso bandhigtay N’Golo Kante.

Kooxda Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay u soo bandhigtay N’Golo Kante isbuucii wuxuu qaadan doonaa£ 290,000.

Heshiiska Kante ee Chelsea ayaa sii jiridoona 2021, laakiin ciyaaryahanka khadka dhexe ayaa si aad ah loola xiriirinayay inuu ka tagayo Stamford Bridge ka hor xilli ciyaareedka cusub.

Barcelona, Paris Saint-Germain iyo Juventus ayaa aad  loo la xiriirinayay laacibkan ka caawiyay  France inay ku guuleysato Koobka Adduunka 2018.

Sida ay qortay The Times, Chelsea ayaa uso bandhigtay Kante fursad uu ku noqon karo ciyaaryahanka ugu mushaarka badan Chelsea  £ 290,000  ayuu qaadan doonaa todobaadkii haduu uu qandaraaskan aqbalo.

27 jirkaan ayaa Chelsea kaga soo biiray kooxda Leicester City sannadkii 2016, ka dib markii uu ka caawiyay Foxes horyaalka Premier League, waxaana uu 89 kulan u saftay Blues labadii xilli ciyaareed ee u danbeysay.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Netanyahu oo qiray in ay hoos u dhacday Saameynta ISL ay ku laheyd Mareykanka

Ra’iisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ayaa markii ugu horeysay qiray in ay hoos u dhacday…

10 hours ago

Maamulka Cirro oo Fannaanka BK ka hor istaagay inuu u safra Garoowe

Maamulka Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya ayaa maanta Garoonka Cigaal ee Hargeysa ka hor istaagay in…

10 hours ago

Maxaa diirada lagu saarey Shirka Golaha Wasiirrada ee XFS?

Golaha Wasiirrada Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa manta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo looga hadlay arrimaha…

10 hours ago

Maxay ka wada hadleen MW Xasan Sheekh iyo Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Afrika?

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Warbixin ka dhageystay Saraakiisha Ciidamada Mareykanka ee…

13 hours ago

Taliyaha Ciidanka Uganda oo ku baaqay in Ciidanka AUSSOM sii joogaan Soomaaliya

Taliyaha Guud ee Ciidamada Difaaca Uganda, Jeneraal Muhoozi Kainerugaba, ayaa ku baaqay in Ciidamada Howlgalka…

13 hours ago

Abaar iyo biyo yaraanta ka jirta qeybo kamid ah dalka UK

Wakaaladda Deegaanka ee dalka Ingiriiska ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday abaar ka jirta qeybo…

15 hours ago