C/Raxmaan C/Shakuur oo sheegay in sharciga qalad ku tahay xilka qaadista Taliye xigeenkii NISA

Siyaasiga Mucaaridka ah ee C/Raxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa sheegay in sharciyan aysan sax ahayn.

Waxaa uu sheegay in Ninka xilka laga qaaday uu yahay Sarreeye Guuto Ragga soo jeediyay xilka qaadistiisana ay Rayidyihiin.

Waxaa uu sidoo kale soo bandhigay sida Qofka la midka ah Cabdalla Cabdalla Maxamed oo kale  uu xilka ku weyn karo waxaana uu ku kala sheegay.

Cabdiraxmaan Cshakuur waxa uu isu sharraxay xilkamadaxweyne ee Soomaaliya sanadkii 2016/2017, balse kuma guuleysan, waxa uu helay in kudhow 10 cod

Mustaqbal media

Recent Posts

Tahriibayaasha ku dhintay Ceuta oo sii kordhay

Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…

15 hours ago

Fannaan Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday Maraykanka

Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…

19 hours ago

Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu gacansiinayo la wareegista mas’uuliyadda Amniga Soomaaliya

Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…

19 hours ago

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS oo berri furmaya

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…

20 hours ago

Soomaaliya oo ka qayb qaadanaysa xasiloonida Badda Cas, Baabul-Mandab & Gacanka Cadmeed

Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…

21 hours ago

Maraykanka oo beeniyay in wadahadallo ka dhacay Masar looga hadlay arrinta Itoobiya

Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…

21 hours ago