Hogaamiyayaasha horyaalka Spain ee Barcelona ayaa ugu dambeyn ku dhawaaqday in ay heshiis cusub oo waqti dheer ah ka saxiixatay Daafaceeda Jordi Alba.
Daafaca reer Spain ee Jordi Alba ayaa qalinka ku duugay heshiis cusub oo uu Barcelona la sii joogi doono ilaa xagaaga 2024.
Qandaraaskiisii hore ee Barcelona ayaa ku ekaa sanadka 2020 balse xiligaan waxaan uu ka dhigay ilaa 2024.
Jordi Alba ayaa ka mid ahaa xidigaha aadka looga doon doonayay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda wuxuuna diirada u saarnaa kooxda Man United.
Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…
Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…