ARAGTIDA DADWAYNAHA

Aroos Af ku xaar leh. !!!!!

Digniin kuwa is Guursanayo. Ummad waliba waxa ey leedahay Hab Diimeed iyo hab dhaqan oo ey isku guursadaan. Waxaa Beryahaan nagu soo batay in lagu daysado Hab dhaqanka Guurka ee Ummaddo kale, kaa oo ka soo horjeedo Diinta iyo Dhaqanka soomalida.

Waxaan uga daysanay:

Aroosad nus ka qaawan, Maro Miraaq ah oo dhulka soo jiitamee, Koob cabtaan ah oo wax ku jira aan la aqoon, iyo Macmacaan Afka la isku galinayo, Faraanti farta lagu riixaa, Caruur sidii Arooska u labisan oo daba socdo, Aroosad Arooskeedii ka ciyaareysa, Lacag la firdhinayo. Wiilkii Caruuska ahaa oo u eg, John oo dhar madoow loo galiyay lehna timihii Daanyeer qoyay, Faraati dahab ahna ku faanayo, Aroosadiina Ehelkeedii ku hor shuminayo.

Haddii aad intaas aad uga daysatay, Bal ka feker ma ilbaxnimaa mise waa….

Habkaan cusubna ma uga daysan doontaa Sida:

In Doolshihii Afka la isku galinayay Xaar lagu bedelo, In Caruuskii uu xirto Dharkii Aroosada, Aroosadiina ey xirato Dharkii Caruuska ( F.S: 1 & 2aad), iyo wax ka sii daran oo aanan sheegi Karin, bal is weydii intee laguu wadaa?. Maxaa kuu diiday Dhaqankii aad leheyd ( F.S: 3-13aad).

Waa iga talo, “wixii tagay waa tageen”, ku dayashadu yeyna kaa dhigin Dabaal, adoo Aroos ah oo Afku Xaar lehna ha ii imaan.

FG: Arragtidaada Xur ayaad u tahay, wixii aan khalday iga sax.

Qore: Yahya Amir.

Aragtidaada noogu soo dir: aragtida@mustaqbalradio.net

MM Staff

Recent Posts

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada

Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…

4 hours ago

Maxay tahay farriinta uu bulshada u diray RW ku xigeen Jibriil oo celiyay Baasaboorka Kenya?

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…

7 hours ago

Degmada Shangaani oo dib looga howlgelinayo Biyo Mareennadii ay lahayd

Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…

9 hours ago

Natiijada Doorashadii isku sidkanayd ee Galmudug oo maanta la shaacinayo

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…

10 hours ago

RW Xamsa oo Laascaanood kula kulmay qaar kamid ah Bulshada Magaaladaas

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…

11 hours ago

Trump oo shaaciyay Dalal uu sheegay in ay ka codsadeen joojinta dagaalka ka dhanka ah Iiraan

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…

11 hours ago