AMISOM oo qalabka Miino baarista ku wareejisay Booliska Jubaland, Sawirro

Ciidamada Booliiska Maamulka Jubbaland ayaa maanta taliska Booliiska AMISOM ka gudoomay aqab loogu talagalay in ay ku howlgalaan.

Qalabka lagu wareejiyay Booliiska Jubbaland waxaa kamid ah: Agabka lagu baaro Miinooyinka, Isgaarsiinta Ciidamada ay isticmaalaan ee loo yaqaan Fooneeyaha iyo kuwo kale.

Talisyada Booliska AMISOM iyo Jubbaland

Munaasabad kooban oo ka dhacday Magaalada Kismaayo oo ay ka qaybgaleen saraakiil ka kala socotay labada Talis Booliis waxa ay kaga wada hadleen sidii agabkaan loogu adeegi lahaa Danaha Shacabka.

Agabka ay la wareegeen Saraakiisa ciidanka Jubbaland.

Saraakiisha ka socota Booliiska AMISOM ayaa taageero iyo la talin Amni siiya Ciidamada Booliiska Dowladda Federaalka iyo kuwa Maamul Goboleedyada, waxa ay sheegaayaan saraakiisha in ujeedkooda caawinta uu yahay in ciidamada Soomaalida ay la wareegaan guud ahaan ammaanka Dalka, una baxaan mustaqbalka dhow Ciidmada Midowga Afrika ee AMISOM

Mustaqbal media

Recent Posts

Tahriibayaasha ku dhintay Ceuta oo sii kordhay

Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…

10 hours ago

Fannaan Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday Maraykanka

Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…

13 hours ago

Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu gacansiinayo la wareegista mas’uuliyadda Amniga Soomaaliya

Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…

14 hours ago

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS oo berri furmaya

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…

15 hours ago

Soomaaliya oo ka qayb qaadanaysa xasiloonida Badda Cas, Baabul-Mandab & Gacanka Cadmeed

Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…

15 hours ago

Maraykanka oo beeniyay in wadahadallo ka dhacay Masar looga hadlay arrinta Itoobiya

Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…

15 hours ago