Daafaca Chelsea Marcos Alonso ayaa ku adkeysanaya in Eden Hazard iyo qoyskiisa ay aad u fiican yihiin London, xili ay soo baxayeey warar sheegaya inuu ku iirayo Real Madrid.
Hazard ayaa ka caawiyay Belgium inay gaarto semi-finalka Koobka Adduunka 2018 wuxuuna ka mid ahaa xidigihii bandhiga cawan ka sameeyay.
Marcos Alonso oo ka hadlay xaalada xidigan ayaa yiri”
“Ma aanan arag Hazard ku biiraya Madrid, aad ayaan ugu faraxsanahay Chelsea” ayuu Alonso u sheegay Marca. “Ma ogi haddii uu jiro xiiso, laakiin Hazard iyo qoyskiisuba aad ayay u fiican yihiin London meelna uguma socdaan Chelsea ayuu yiri Alonso”.
Hazard ayaa Chelsea u dhaliyay 91 gool isagoona u saftay 304 kulan tan iyo markii uu ka yimid kooxda Lille xagaagii 2012,
Ra’iisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ayaa markii ugu horeysay qiray in ay hoos u dhacday…
Maamulka Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya ayaa maanta Garoonka Cigaal ee Hargeysa ka hor istaagay in…
Golaha Wasiirrada Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa manta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo looga hadlay arrimaha…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Warbixin ka dhageystay Saraakiisha Ciidamada Mareykanka ee…
Taliyaha Guud ee Ciidamada Difaaca Uganda, Jeneraal Muhoozi Kainerugaba, ayaa ku baaqay in Ciidamada Howlgalka…
Wakaaladda Deegaanka ee dalka Ingiriiska ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday abaar ka jirta qeybo…