War lagu qoray Warbaahinta Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in Weerar wado gal ah ay ku dileen 15-katirsan Ciidamada Uganda ee ku howlgala Magaca AMISOM.
Al-Shabaab waxa ay intaa ku dareen kahor inta aan dagaalka dhexmarin Ciidamada Uganda iyo Al-Shabaab, in ay weerareen Ciidamo katirsan Dowladda.
Askarta Uganda ayay sheegeen in ay gurmad siinayeen Ciidamada Soomaalida ee ku sugan Hareeraha Magaalada Marka oo ay saldhigyo ku leeyihiin.
Ma jiro war kasoo baxay AMISOM oo ay ugu hadlayaan Sheegashada Shabaab ee ah in ay ka dileen Askari, sidoo kale ma jiro war kasoo baxay Dowladda Federaalka oo ay isla howlgalaan Ciidamada AMISOM.
Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…
Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…
Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka ayaa ka…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daahfuraya kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka waxaana…
Dowladda Spain ayaa sheegtay in ay ku guullaystay dib u celinta Dadkii sida lama filaanka…