Kooxda AC Milan ayaa ku raad joogta qabiirka qadka dhexe ee kooxda Chelsea Fabregas waxeyna doobayaan iney la wareegaan bisha janaayo.
Tan ayaan ahayn markii ugu horaysay ee xiddiga reer Spain lala xiriirinayay horyaalka Serie A-da laakiin waxa ay haatan u muuqataa in uu aad ugu dhawaanayo in uu ku biiro horyaalkaas.
31 jikra ayuu heshiiskiisa chelsea ee haatan dhacayaa xagaaga dambe oo ah dhamaadka xillli ciyaareedkan waxana laga yaabaa in ay kooxdiisu iibiso suuqa January halkii xor ku waayi lahayd xagaaga dambe.
Xiddiga ayaa ku dhibaatoonaya in uu boos joogto ah ka helo tababare Muarizio Sarri isaga oo kaliya saftay hal kulan kulamadii 5-ta ahaa ee ay Blues ciyaartay kulankaas oo ahaa kulankii Community Sheild-ka.
Xiddiga ayay u noqon doontaa tartan cusub kadib markii uu horay uga soo ciyaaray kooxaha Barcelona & Arsenal ka hor intii uuna ku biirin Chelsea xagaagii 2014.
Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…
Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…
Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…
Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…
Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…
Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…