Kooxda AC Milan ayaa lagu soo waramayaa inay dib uso celisay xiisaheeda ku aadan xidiga kooxda Man United ee Maroune Fellani.
Wakiilo ka socda kooxda Milan ayaa u duulay magaalada Manchester si ay ula kulmaan wakiilka xidiga oo looga dhaadhiciyo in uu xidiga ku biro Milan.
Fellaini ayaa dhawaan sheegay in uu ka tagi doono kooxda Man United oo uu ku sugnaa sanadihii dambe waxaa uuna diirada u saarnaa kooxo dhowr ah oo ay ka mid tahay Milan iyo Monaco.
Fellaini ayaa dhaliyay labo gool 21 kulan oo uu u saftay United tartamada oo dhan xilli ciyaareedkan.
Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…
Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…